Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Naqdiyay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Jabuuti, Golaha Baarlamaankana Ugu Baaqay In Ay Madaxwaynaha Uyeedhaan Oo Su.aalo Ka Weydiiyaan”Daawo Muuqal
June 23, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI ayaa naqdiyay war-murtiyeedkii laga soo saaray kulankii Jabuuti ku dhex-maray Somaliland iyo Soomaaliya isagoo ku tilmaamay in soomaliland guuldaro wayni kasoo gaadhay “Guul beenadki Shacabka masaakinta ah lagu soo saarayey ee sidi ciyaartoyada koobabka soo qaada gawaadhida madaxa kala dhacayeen way beenowday maanta, Baarlamaanku waa in ay Madaxweynaha u yeedhaan oo wax ka weydiiyaan heshiishkan.
Sidoo kale xoghayaha xisbiga wadani ayaa ka hadlay sida ay dalalka caalamku umidoobaan maba ku kala go,aan