Abwaan Weedhsame Oo Maanso Cusub Ka Tiriyay Sida Ay Madaxda Somaliland Ukhiyaamaynayso Shacabkii Doortay!
June 25, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” Oo kamid hal abuurka Dayarta somaliland ayaa Maanso Cusub ka tiriyay xaalada siyaasadeed ee Somaliland iyo kala duwanaanshaha rabitaanka shacabka iyo hadba sida madaxda Ay doortaan Ubaalmarayso rabitaankooda iyo kamidho dhalinta qadiyada Jamhuuriyada Somaliland.
Yaryarkii Ku Gabyaayey
Gadac Weeye Go’aan Leh,
Marka Geedi Habaabay
Dubur Hawd Ka Galaayo
Way Gamaarsan Yihiine,
Geb-gebtii Fule Guulka