Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Sheegay In Aanu Jirin Xeer Xukuumada U Ogolayaanaya In Ay Fasaxdo Isdhexgalka Bulshada Somaliland Iyo Somaliya.
June 25, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan bashiir tukaale ayaa qodobadii shirkii jabuuti danbadeed kasoo baxay dalka jabuuti ee wada hadalada somaliya iyo somaliland ay yihiin kuwo dalka jabuuti ay iska soo samaysatay islamarkaana aan la garanayn goorta laga maarmay gudiyadii labada dhinac
Sidoo kale shilbaan tukaale ayaa sheegay in aanu jirin xeer golaha wakiilada ansixiyay oo xukuumada ufasaxay in ay somaliya kula soo heshiiso qodob ogolanaaya isdhexgalka labada bulsho.