Qurba Joogta Reer Somaliland Ee Dalalka Canada Iyo Australia Oo Siwayn Uxusay Sanad Guuradii 60Aad Ee Xornimada Somaliland.
June 28, 2020 - Written by Berbera Today
Canada(Berberatoday.com)-Qurba joog reer Somaliland ee ku kala dhaqan dalalka Canada iyo strealiya ayaa siwayn uxusay sanad guuradii 60aad ee kasoo wareegtay maalintii Somaliland Xornimada ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska.
![](https://i1.wp.com/www.wajaalenews.net/wp-content/uploads/2020/06/qurba-joogta-reer-somaliland.jpg?resize=468%2C312)