Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Eedo Ay Usoo Jeediyeen Golaha Wakiilada
July 1, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa jawaab kulul kabixiyay eedo iyo dacwad ay dalbeen in lagu soo oogo golaha wakiilada somaliland
Gudoomiye faysal cali waraabe ayaa sheegay in aanay golaha wakiiladu kusoo oogi karin dacwad islamarkaana xildhibaanadu xisbiyadada uyihiin damaanad.