Ethiopia Walalo Manihine Ee Waxaanu nahay Laba Dal Oo Jaarnimo Ka Dhexeyso Ayaanu nahay Waxay Xeerin weydo Ethiopia Jamhuuriyda Somaliland iyo Ummadeednu Xeerin Mayso!
May 30, 2016 - Written by Berbera Today
Ethiopia Walalo Manihine Ee Waxaanu nahay Laba Dal Oo Jaarnimo Ka Dhexeyso Ayaanu nahay Waxay Xeerin weydo Ethiopia Jamhuuriyda Somaliland iyo Ummadeednu Xeerin Mayso!
Weger Siilaanyo Iyo Inamadii yar yara ee Adeerada u ahaa ma waxay keenen In Ethiopia Caasimadii Somaliland Laga xuso Maalinttii Xukunka Mingiste laga riday Xukunka .
Adeerayaal Ethopia Walalo ma nihin Laakiin Jaarnimo ayaa naga Dhaxay iyo Iskaashi Ganacsi balse waxay Ethopia xeerin weydo Xeern mayso Jamhuuriyad Somaliland Iyo Ummadeedu Waayo Intii badneyd dhulkayagaba iyada heysat in kasto sababta qaadashadeed iyo gacan u galinteeda Somalidu masuul ka ahayd oo aaney ahayn arin xoog iyo asbaabo kale ay ku qaataya Ethopia laakiinse ay jirtay in badan Aduunka dacwado gaadhsiisay Ethiopia ay kagag cabanayso Somalida iyo xoolaheed ay marba meel u duubayso ayaa iyadunu waxaa kale oo ka mid ahaa Somalida Murankeed iyo is-maqiiqeed dhexyaala keenay Iyadun Ethiopia ay ka faa,iidaysatay fursada dahabiga ah ee Rabi la kulan siiyay sidaa aan ogahay aniguba ma dhaafen hadii aan taas oo kale ku heli lahaa Ethopia .