Abwaan Cabdiraxmaan Baas Oo Kusoo Biiray Sil Siladii Uu Ibo Furay Weedhsame Iyo Maansada Gunaanad Oo Uu Kaga Hadlay Xaalada Somaliland”Daawo Muuqal
July 3, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Cabdiraxmaan Macalin Xasan “Baas”oo kamid hal abuurka dhalinyarada Somaliland ayaa maanso geeraar ah oo ugu magac daray Gunaanad kusoo galay sil siladii uu dhawaan Ibo Furay Abwaan Weedhsame ee Go,aan