berberatoday.com
Dawlada Mareykanka Oo Cambaareysay Xadhiga Ay Xukuumadda Somaliland Kula Kacday Telefishinada Universal Iyo Star.
July 3, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)Safaaradda Dawlada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa Soo Saartay Qoraal ay ku Cambaareyneyso Xadhiga Ay Xukuumadda Somaliland kula kacday Xarumaha Telefishinada Universal Iyo Star Ay Ku Leeyihiin Magaalada Hargeysa.

Sidoo kale qoraalka safaaradda Mareykanka ayaa ugu baaqay xukuumadda Somaliland, inay xushmeeyaan, isla markaana ilaaliyaan xuquuqda xoriyadda hadalka.

Qoraalka ay safaarada maraykanku ku leeyahay Somaliya ku baahisay Barteeda Twitterka ayay  ku canbaaraysay xadhiga xukuumada Somaliland kula kacay xarumaha Tvyada Univirsal Iyo Star.

“Waxaan cambaareeneynaa hanjabaadaha iyo xadgudubyada ka dhanka ah suxufiyiinta iyo warbaahinta xorta ah ee Somaliland. Waxaan ugu baaqeyntaa hoggaanka Somaliland inay xushmeeyaan, difaacaan, islamarkaana ilaaliyaan xuquuqda xoriyadda hadalka. Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya waxay ku celineysa sida ay uga go’an tahay difaaca xoriyadda saxaafadda” ayaa lagu yidhi qoraalkan oo lagu baahiyey barta Twitter-ka ee Safaaradda.

??

Xukuumada madaxwayne biixi ayaa cambaaray culus kala kulan tahay xadhiga kula kacayso suxufiyiinta iyo warbaahinta madaxbanaan oo intii talada dalka uu hayay madaxwayne biixi ay kor ukacday xadhiga suxufiyiinta, xarumaha warbaahinta iyo xoriyatul hadalka dadka shacabka qaarkood oo xadhig xukuumadu kula kacday.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews