Raysal Wasaare Abey Axmed Oo Dawlado Shisheeye Ku Eedeeyay In Ay Ka Danbeeyeen Dilkii fanaan Hachalu Hundessa, A
July 3, 2020 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Rabshadaha ka socda Addis Ababa ayey illaa iyo hada ku dhinteen sida la xaqiijiyey ugu yaraan 81 qof, waxaana Arbacadii magaalada Caasimada ah la geeyay ciidamo baddan oo militari ah si ay uga hortagaan kooxaha kacdoonka wada.
