“Madaxwayne Dhulkii Dhibaato Badan Ayaa Ka Taagan, Iyadoo Magacaaga La Isticmaalayo”Sheekh Aadansiiro.
July 4, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo kamid ah Culimada waawayn ee reer Somaliland ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay arimo door ah oo ka taagan Somaliland.
