Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Layeeshay Madaxwayne Mustafe Cagjar Iyo Hawl Maalmeedkiisa Shaqo”Daawo Muuqal
July 5, 2020 - Written by Berbera Today
Jigjiga(Berberatoday.com)-Wariyaha Rug cadaaga Ee Cabdisalaan Hereri Ayaa Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya La yeeshay Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar “Mustafe cagjar.
