Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Xilkii La Wareegay Iyo Soo Dhawayntii Lagu Qaabiley”Daawo Muuqal
July 5, 2020 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Badhasaabka cusub ee gobolka gabiley ayaa maanta xilkii kala wargeegay badhasaabkii hore ee gobola oo hada loo badaley gobolka saraar.
