Dawlada Imaaraadka Carabka Oo Dhaqan Geliyey In Dalkooda Lagu Gali Karo Baasaboorka Somaliland!
July 9, 2020 - Written by Berbera Today
Dubai(Berberatoday.com)_Dowladda Imaaradka Carabta ayaa aqoonsatay Basaboorka Jamhuuriyadda Somaliland ka dib dadaal dheer oo ay sameeyeen xukuumaddihii kala danbeeyey.
