Wasiirka Ganacsiga Oo Cadeeyay In Tubaako Maalmihii Udanbeeyay Laga Qalinayay Ay Dalka Kusoo Gashay Sharci.
July 12, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland oo maanta hortagay gudida golaha guurtida ayaa cadeeyay in tubaakada maalmihii udanbaysay bulshada ka qaylinaysay ay dalka kusoo gashay sharci islamarkaana ay soo martay haayada dhawrista tayada