Daawo Muuqalka”Itaxaankii Ardayda Dugsiyada Dhexe Ee Gobolka Saaxil Oo Maanta Soo Gabagaboobay Iyo Maamulka Waxbarashada Oo Kawar Bixiyay
May 31, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Itaxaankii dugsiyada dhexe ee Gobolka Saaxil oo maanta soo gabagaboobay kadib Markii uu mudo 6 Maalmooda Berbera ka socday iyada oo ardayda Dugsiyada dhexe ee Gobolka Saaxil uga qeyb galaayay itaxaankaas lagu sheegay inay ahaayen 677 arday oo ka baxaayay guud ahaan Gobolka Saaxil, Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Saaxil Ibraahim Digaale iyo Macaliminta ilaalinaysay ardayda itaxaankaas ayaa kawar bixiyay itaxaanka iyo qaabkii uu ku bilaamay iyo qaabkii uu ku dhamaaday.