berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Hordhaca Barnaamijka Qanci Dadkaaga,Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Masuuliyiinta Shirkadaha Oo Su,aalo Lagu Waydiiyay+Jawaabaha Ay Bixiyeen
July 17, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamijka Qanci dadkaaga oo uu diyaariyay Televisionka Horn cable Tv ayaa waxaa lagu soo casuumay wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali sheikh cabdilaahi iyo masuuliyiin ka kala socday shirkadaha isgaadhsiinta iyo adeegyada kale bixiya.

Dadwaynihi kasoo qaybgalay barnaamijka Qanci dadkaaga ayaa su,aalo kala duwan oo la xidhiidha halista taawarada,adeegyada money Electronic lagu waydiiyay.

Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa wax laga waydiiyay halka uu ku danbeeyay qorshihii wasaarada ee isku xidha telefonada kala duwan ee shirkaha.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Hordhaca Barnaamijkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews