Safiirka Shiinaha Ee Muqdisho Oo Si Kedis Ah U Baajiyey Safar Uu Toddobaadkan Ku Iman Lahaa Hargeysa!
July 17, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka Shiinaha u fadhiya Dalka Soomaaliya Danjire Qin Jian ayaa si kedis ah u baajiyey Safar uu doonayey inuu ku yimaaddo Magaalada Hargeysa.
