Urur Goboleedka Igad Oo War Kasoo Saaray Wahadalada Somaliland Iyo Somaliya.
July 17, 2020 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Urur goboleedka igad ayaa ka hadlay wada hadaladii Somaliland iyo somaliya Ee dhawaan ka dhacay dalka jabuuti iyo sidoo kale kuwo loo balansan yahay.