Daawo Muuqalka”Barnaamij Ku Saabsan Booqashadii Taliyaha Ciidanka Qaranka Ee Fadhiisimada Ciidanka Ee Deegaanka Tukaraq.
July 19, 2020 - Written by admin
Sool(Berberatoday.com)-Halkan kaga bogo barnaamij laga diyaariyay booqashadii Taliyaha ciidanka qaranka Jamhuuriyada Somaliland S/G Nuux ismaaciil Taani ee jiida hore ee fadhiisimada ciidanka qaranka ee deegaanka tukaraq Ee Gobolka Sool.
