Raysal-Wasaaraha Itoobiya Oo Safar Ku Tagay Caasimada Dalka Eritrea Ee Asmara.
July 19, 2020 - Written by admin
Asmara(Berberatoday.com)-Raysall Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta safar aan hore loo sii shaacin ku tagay Magaalo madaxda Dalka Eritrea Ee Asmara.
