Daawo Muuqalka”Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile Muxuuse Ka Yidhi Jiritaanka Kooxda Heego Iyo Xadhiga Tv-yada?
July 19, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha Guud ee wasaarada madaxtooyada somailad Maxamed Cali bile ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax laga waydiiyay xadhiga televisionada star iyo universal
Sidoo kale agaasimaha maxamed cali bile ayaa wax laga waydiiyay koox bulshadu aad u hadal hayso oo lagu magacaabo heego jiritaankeeda iyo saamaynta ay ku leedahay talada dalka