Shalay”Golaha Wakiillada Oo Loo Qaybiyey Ajandaha Kal-fadhiga 43-aad Oo Uu Ku Jiro Xeerka La Waafajinayo Kootada Haweenku
July 20, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)- Waxa Shalay si rasmiya Magaalada Hargeysa uga furmay Kalfadhiga 43aad ee Golaha Wakiillada Somaliland, ka dib muddo dhowr bilood ah oo Xildhibaannada Goluhu ku maqnaayeen Fasax iyo Xayiraadihii uu sababay Xanuunka Covid_19.