Siyaasi Cabdilaahi Dirawal Oo Sheegay In Ay Khiyaamo Mudo Kordhineed Ku Jirto Heshiishka Xisbiyada Iyo Xukuumada.
July 21, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Muj Cabdilaahi Iimaan Dirawal oo kamid haldoor reer Somaliland ayaa ka hadlay heshishka ay dhawaan qabsoomida doorashooyinka Somaliland ka gadheen xisbiyada mucaaridka ah iyo xukuumada madaxwayne biixi. Isagoo sheegay in aanu heshiishkani dan uhayn Somaliland islamarkaana ay ku jirto khiyaamo.
