berberatoday.com
Baarlamaanka Masar Oo Ansixiyay In Ciidamadoodu Ugudaha Ugalaan Dalka Libiya Oo Hawl Galo Ciidan Ka Fuliyaan
July 21, 2020 - Written by admin

Ciidanka Masar oo la Ansixiyay inay Galaan Liibiya.

Baarlamanka Masar ayaa maanta ansixiyay una ogolaaday Madaxweynaha Masar Abdilfataax Al-Sisi, farogalin Militeri oo uu doonayo inuu ku sameeyo dhaqdhaqaaqyada ka socda wadanka dariska la ah ee Liibiya.

Baarlamanka ayaa sheegay in ciidankoodu liibiya u galayaan sugidda amniga masar iyo la dagaalanka kooxo ay ugu yeedheen “fallaago” iyo “argagixiso”.

Xaaladda gudaha liibiya ayaa sii cakirmaysa iyadoo dawaladda Turkiga oo Taageeraysa dawladda la aqoonsan yahay ee liibiya ay diyaargarow ciidan ugu jiraan duullaanka magaalada Sirt, oo ay ku sugan yihiin ciidamada General Xaftar, oo ay taageeraan Masar iyo imaaraadku.

Masar iyo Turkiga Midkee ku Adkaan doona loolanka Colaadeed ee Liibiya?

Cabdishakuur Dayib Maxamed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews