Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Iyo Xoghiyihii Guud Ee Hore Ee Xisbiga Waddani Maxamed Uurcade Oo Xafiiltan Siyaasadeed Oo Kala Irdheeyay Kulmay
July 22, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan cirro iyo Xoghayihii hore ee xisbiga wadani Maxamed Cabdilaahi Uurcade Ee doorashadii madaxtooyada kadib ay siyaasadu kala kaxaysay xilkana uu ka qaaday xisbiga wadani ayaa maanta mudo dheer oo dagaal siyaasadeed ka dhexeeyay kadib kulan qado ah wada yeeshay.
