Falanqaynta”Ujeedada Wafti Ka Socda Dalka Itoobiya Uyimaadeen Somaliland!
July 23, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti culus oo uu hogaaminayo wasiirka Maaliyada dawlada fadaraalka itoobiya Axmed Shide ayaa maanta soo gaadhay caasimada somaliland ee hargaysa Ku waasi oo ka koobnaa shan xubnood.
Waxaynu halkan ku falanqayn doonaan ujeedada waftiga ka socda dalka itoobiya uyimaadeen iyo kulamo ay la yeelanayaa madaxwaynaha jsl iyo qaybo kamid golaha xukuumada somaliland