Dawlada Ingiriiska Oo 22 Milyan Dollar Ugu Deeqday La Dagaalanka Ayaxa Ee Somaliya Iyo Somaliland Iyo Dalal kale.
July 24, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)–Dawlada ingiriiska ayaa shaacisay 22milyan dollar oo ay ugu deeqday la dagaalanka ayaxa kuwaasi oo ay siinayso somaliya oo ay ku jirto Somaliland iyo dalalka jabuuti ,iyo eritariya