berberatoday.com
Wasiiro Katirsan Xukuumada Somaliland Oo Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Jig Jiga Ee DDSI.
July 24, 2020 - Written by admin

Jigjiga(Berberatoday.com)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa Gaadhay Magaalada Jigjiga ee Xarunta Dawladda Deegaanka Soomaalida Ethiopia.

Waxaa Duleedka Magaalada Jigjiga Kaga Horyimid Xubno Wasiirro ah oo ka tirsan Xukuumadda Dawladda Deegaanka Somalidda ee Itoobiya oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Xafiiska Warfaafinta Dawladda Deegaanka Soomaalida Cali Beddel, Wasiir ku Xigeenka Xafiiska Warfaafinta Marwo Hibo Axmed,Wasiirka Xafiiska Ganacsiga Bashiir Shaafi Cumar Iyo Madax Arrimaha Xisbiga talada Deegaanka haya Faysal Rashiid Nayruus.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yusuf Cali Koore, ayaa lagu qaabilay si diiran, Waxana loo galbiyey Gudaha Magaalada Jigjiga ee Xarunta deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Maaha Markii u horreysay ee Wasiirka Warfaafinta Somaliland gaadho Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Somaliland iyo Dawladda Deegaanka Itoobiya waxaa ka dhexeeya xidhiidh wada Shaqayaneed oo ku dhisan Walaalnimo iyo mid Jaarnimo.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews