berberatoday.com
84-Jirkii Sucuudiga Ka Arrimin Jiray Oo Qalliin Lagu Sameeyey Xamaytidda Looga Saaray
July 25, 2020 - Written by admin

Riyadh(Berberatoday.com)-Boqor 84-jirka-ah ee Sucuudiga Salman bin Abdulaziz, ayaa maanta lagu sameeyey qalliin looga saaray xamayti, waxaa sidaas sheegtay maxkamadda boqortooyada, saddex maalmood kadib markii cusbitalka la dhigay.

Waa wax nadir ah in Saudi Arabia ay ka warranto xaaladda caafimaad ee boqorka gaboobay, kaasi oo dalkaas xukumayey tan iyo sannadkii 2015.

Boqor Salman, ayaa ah boqorkii labaad ee mid ka mid ah dalalka Khaliijka oo toddobaadkan isbital la dhigo, kadib markii boqorka 91-jirka-ah ee Kuwait Sheikh Sabah al-Ahmad Al-Sabah sidoo kale la dhigay cusbital.

Boqorka “Wuxuu maanta isbitalka Boqor Faysal ee magaalada Riyadh ku maray qalliin looga saaray xamayti,” ayey tidhi maxkamadda boqortooyada oo bayaan ay soo saartay lagu baahiyey wakaaladda wararka dalkaas ee SPA.

Boqorka ayaa isbitalka kusii nagaan doono muddo, kadib qalliinka “lagu guuleystay”, ayuu bayaanka intaas ku daray.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa “dib loogu xaqiijiyey caafimaadka” boqorka intii lagu guda jiray telefoon uu maanta kula hadlay dhaxal-sugaha Sucuudiga Mohammed bin Salman, sida ay sheegtay wakaaladda wararka SPA.

Boqor Salman ayaa cusbitalka la dhigay Isniintii, si tijaabooyin caafimaad loogu sameeyo, kadib markii uu olol ka dareemay xamayti .

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews