Gudoomiyaha Ururka Solja Oo Ka Hadlay Xadhiga Mulkiilaha Astaan Tv, Sheegayna In Aan la Ogayn Sobobta Uu U Xidhay Yahay!
July 26, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha ururka suxuifiyiinta Somaliland maxamed cabdi jaamac xuuto ayaa ka hadlay xadhiga mulkiilihii astaan tv oo mudo ku xidhan Somaliland islamarkaana aan la ogayn goobta uu ku xidhan yahay iyo sobobta uu uxidhan yahay toona
Dhanka masuuliyiinta Astaan cable ayaa sheegay in loo diiday in latuso qoyskiisiina aanay arag xataa looyarkii udoodayay loo diiday in uu arko.