Dawlada Mareykanka Oo Ka Hor-timid Xilka Qaadistii Raysal Wasaare Kheyre
July 26, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay Go’aankii kalsoonida ay Xildhibaanada Golaha Shacabka kagala noqdeen Ra’iisul Wasaarihii Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
