Madaxweyne Cagjar Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Warfaafinta Somaliland
July 28, 2020 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Somalidda Musafe Maxamuud Cumar Ayaa Xafiiskiisa Madaxtooyada Jigjiga Waxa U Ku Qaabilay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Sulayman Yusuf Koore.
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Ayaa Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalidda Kala Hadlay Cilaaqaadka Iyo Xiidhiidhka Qotadda Dheer Ee Somaliland Iyo Dawlada Deegaanka Somalidda.