Wasaaradda Deegaanka Somaliland Oo Ka Hadashay Ficilka Wiil Dhalinyaro Ah Oo Naftiisa Khatar Ku Galiyay Jarka Laalaada Ee Buurta Daallo Iyo Hadal Haynta Ka Dhalatay!
July 29, 2020 - Written by admin
Sanaag(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada deegaanka marwo Shugri Bandare ayaa ka hadashay ficilka wiil dhalinyaro ah oo naftiisa khatar galiyay kadib markii uu isku soo sawiray isagoo meel jar oo buuraha gobolka sanaag ah iskusoo sawiray.
