berberatoday.com
Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Amaro Culus Dul Dhigay Maamulka Dugsiyada, Joojiyayna Lacago Ardayda Laga Qaadi Jiray.
July 30, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee jamhuuriyada Somaliland ayaa awaamiir culus faray maamulada dugsiyada iyo tirada ardayda fadhiisanayso oo uu cayimay fasalka cida ka badanisa ay talaabo sharci ka qaadi doonaan

Sidoo kale wasiirka waxbarashada ayaa maamulka dugsiyada ku amray in aanay ardayda ka qaadi Karin lacagaha badalka ay kaga qaadaan iyo ta ay ka qaadaan arday ee buugaagta ay macalimiintu usoo rogaan

Dhanka kale wasiirka waxbarashada ayaa shaaciyay in aan wax lacag ah laga qaadi Karin ardayda naafada ah

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews