Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Magacaabay Xoghayayaal Cusub + Magacyadooda!
August 4, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa maanta magacaabay masuuliyiin cusub oo katirsan xisbiga wadani.
Sidoo kale gudoomiye cirro ayaa sedexdan xisbi yahayn u kala magacaabay xoghayaal isagoo mudooyinkii udanabeeyay sameeyay magacaabisyo kala duwan kuwaasi oo uu ku sheegay in ay tahay sidii loodar dar galin lahaa hawlaha xisbiga.
