Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland Oo Ku Dhawaaqey In Uu U Taagan Yahey Tartanka Doorashada Golaha Wakiilada
August 8, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi(TIMO), Ayaa Markii u Horeysay ku Dhawaaqey in uu Kamid Noqonayo Raga u Tartamaya Kuraasta Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland, oo u Baahan Shakhsiyaadka uu Kamidka yahey, ee Dhinaca Shuruucda iyo Garsoorka,Xeerarka, iyo Qoddobada Dastuurka dalka Aqoontabu Leh Sida uu hadalkiisa u Dhigay.
