Qaramada Midoobay Oo Warbixin Ka Soo Saartay Tirada Dadka Ku Baracay Fatahaadaha Webiyada Soomaaliya
August 9, 2020 - Written by admin
Somalia(Berberatoday.com)-In kabadan 150,000 (Boqol iyo Konton kun) oo Qof oo Soomaali ah, ayaa ku qasbanaaday inay ka cararaan guryahooda ilaa dabayaaqadii bishii 6aad, oo ay ku jiraan ilaa 23,000 usbuucii la soo dhaafay oo kali ah, kadib daadad iyo fatahaado ku dhuftay gobollada Koonfurta Soomaaliya.