Daawo Muuqalka”Suxufiinta Gobolka Maroodijeex(Hargeysa) Oo Cambaareeyay Xadhiga Wariyayaal Hargeysa Ku Xidhan Oo Qaarkood Haayada Sirdoonka Qaranku Qafaalatay
June 1, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Suxufiinta Gobolka Hargeysa Oo Cambaareeyay Xadhiga Wariyayaal Hargeysa Ku Xiodhn Oo Qaarkood Haayadaha Sirdoonku Qafaasheen Iyagoona fariin adag udiray Xukumada Madaxweyne Siilanyo.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan
https://www.youtube.com/watch?v=RFgqeGan3m0
Geesta Kale waxa Xadhiga Wariyayaasha ee waayadan Danbe Tira Beelay cambaareeyay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Iyada oo Xisbiga Waddani Ku Eedeeyay xadhiga wariyayaasha Xukumada Madaxweyne Siilanyo