Dawlada Maraykanka Oo Markale Si Dadban Utaageertay Xidhiidhka Somaliland Iyo Taiwan!
August 16, 2020 - Written by admin
USA(Berberatoday.com)-Dawlada maraykanka ayaa markii labaad si dadban utaageertay qadiyada jamhuuriyada Somaliland ee xidhiidhka diblamaasiyadeed ee ay la yeelatay dalka tiawan.
