Nin Laysku Haysto Oo Qoyskii Sedexaad Sheegteen Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada Somaliland.
August 17, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Nin Oday ah oo dhawaan laga soo kaxeeyay Dalka Itoobiya ayaa waxaa isku haysta qoysas reer Somaliland kuwaasi oo midkastaba sheeganayo in uu iyaga ka maqnaa ninkan oo hada xuskiisu aanu dhamayn,
