Somaliland Oo Markale 60Sano Kadib Ka Mid Noqotay Ururka Barwaaqo Sooranka Aduunka,
August 18, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Jamhuuriyada Somaliland oo markii ay Xornimada Qaadatay 1960kii kamid noqotay ururka barwaaqo sooran ee boqortooyada ingiriiska balse la midowday wixii laysku odhan jiray somaliya ayaa wakhti xaadirkan oo madax banaanideedu jirtay 29sano waxay dib ubilowday sidii ay dib ugu heli lahayd xubinnimadeedii ururka barwaaqo sooranka ee baarlamaanada 58 dawladood ee Comon wealth.
