Wasiir Axmed Shide Oo La Gudoonsiiyay Bilada Wasiirka Maaliyadda Ee Qaarada Afrika Ugu Wanaagsan.
August 19, 2020 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Majaladda African Leadership Magazine Ayaa Wasiirka Maaliyadda Dalka Itoobiya Axmed Shide u Aqoonsan Tahay inay siiso Billadda Wasiirka Maaliyadda ee Afrika ugu wanaagsan sannadkii 2020.
