Dawladda Shiinaha Oo Si Cadho Leh Uga Hadashay Xafiiska Ay Taiwan Ka Furatay Somaliland,
August 20, 2020 - Written by admin
China(Berberatoday.com)-Jamhuuriyadda Dadka Ee Shiinaha ayaa ka hadashay Safaaradda Dalka Taiwan uu Toddobaadkan ka furtay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.
