“Guddiyada Farsamo Ee Wadahadalka Somaliland Iyo Somaliya Dib Ha U Bilaabaan Shirkooda”Midowga Africa. N
August 21, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shir dhacay xarunta qaramada midoobay oo lagaga hadlay xaalada somaliya ayaa lagu soo hadal qaadau muhiimada wadahadaladii somaliland iyo somaliland
Wakiilka midowga africa uqaabilsay somaliya ayaa ka hadlay wadahadalada somaliland iyo somaliya isagoo ku baaqay in gudidaya farsamo ee labada dhinac ay dib ubilaabaan wadahadaladii.