Dawlada Taiwan Oo U Jawaabtay Somaliya Iyo China Oo Ka Xumaaday Xidhiidhka Ay Wada Yeesheen Somaliland.
August 21, 2020 - Written by admin
Tapie(Berberatoday.com)-Dawlada Tiawan ayaa jawaab kulul siiyay dalalka somaliya iyo china oo dhaleeceeyay xidhiidhka ay dalka tiawan wada yeesheen jamhuuriyada Somaliland iyo tiawan.
