Xisbiga KULMIYE Oo Wax-ka-beddel Ku Sameeyey Shuruudihii Ku Xidhnaa Murrashixiinta Hoggaanka Xisbiga U Tartamaya.
August 23, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida qaban-qaabada shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE, ayaa wax-ka-beddel ku sameeyey qaar kamid ah shuruudihii ay hore ugu xidheen murrashaxiinta u tartamaysa jagooyinka Guddoomiye-ku-xigeennada 1-aad, 2-aad, 3-aad iyo 4-aad ee xisbiga KULMIYE.
Qodobbada wax laga beddelay, ayaa waxa kamid ah sidatan soo socota:
