berberatoday.com
Guddida Doorashooyinka Oo La Filayo Inay Ku Dhawaaqaan Wakhtiga Ay Doorashooyinka Ku Qaban Karaan
August 23, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa la sheegay inay soo afmeereen kullamo ay la lahayeen Xisbiyadda Qaranka, kuwaas oo ahaa qaar lagaga tashanayey arrimaha doorashooyinka isku sidkan iyo wakhtiga ay dalka ka qabsoomayaan.

Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa kullamo xidhiidha arrinaha doorashiiyinka oo ay la lahayeen xubnaha sida joogta ah ula shaqeeya ee saddexda Xisbi  Qarana kale matela waxay la wadaageen jadwalka doorashooyinka isku sidkan ee Golayaasha Deegaanka iyo Wakiilada,waxaanay u soo bandhigeen inay toban bilood gudahood ay doorashooyinkaas ay dalka kaga qaban karaan,balse Xisbiyadda Qaranka ayaa ka biyo diiday waxaanay dalbadeen inay wakhtigaas wakhti ka kooban ay ku qabtaan doorashooyinkaas, Xisbiga KULMIYE ayaa soo jeediyey in lix bilood gudahood lagu qabto doorashadaas,balse Xisbiyadda WADDANI  iyo UCID ayaa iyana soo jeediyey in sideed 8 bilood gudahood inay doorashooyinkaas ku qabtaa.

Dhanka kale Guddida Doorashooyinka ayaa la sheegay in la filayo inay maalinta isniita ah ee toddobaadkan ay si rasmi ah ah u shaacin doonaan wakhtiga doorashooyinkaas isku sidkan ee Golayaasha Deegaanka iyo Wakiiladu ay dalka ka qamsoomayaan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews