Dhul 20sano Ay Isku Haysteen Dad Shacab Ah Iyo Askar Katirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Heshiis Laga Gaadhay.
August 24, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muran dhul koonfurta magaalada hargaysa oo mudo 20sano udhexeeyay dad shacabka iyo askar katirsan ciidanka qaranka Somaliland ayaa lasoo afjaray kaasi oo ay heshiis ka gaadheen labadii dhinac uu ku muran sanaa lahaanshaha dhulkan.
