Midowga Yurub Oo War Kasoo Saaray Markab Lagu Afduubay Xeebaha Somaliya.
August 24, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ciidamada Midowga Yurub ee ilaalada biyaha Soomaaliya ayaa sheegay in markabka ku gooshayay calanka dalka Panama ee lagu tuhunsanaa in ay afduubteen burcad badeed Soomaali ah uu haatan bad qabo.
Bayaan ay soo saareen, ayay meesha kaga saareen warbixinno la xiriira afduubka markabka ee burcad-badeedda Soomaalida.
