Madax-dhaqameedka Gobolka Sanaag Oo Qado Sharaf Ku Maamuusay Dhigooda Beesha Habar Awal Oo Socdaal Ku Jooga Ceerigaabo:Daawo Muuqal
August 24, 2020 - Written by admin
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Madaxdhaqameedka Gobolka Sanaag iyo Maamulka dawlada Hoose Ee Degmada Ceerigaabo Ayaa Maanta qado sharaf ku Maamuusay Wafti Madax-dhaqameed Beesha habar Awal oo Smaalmihii udanbeeyay ku suganaa magaalada ceerigaabo.
